Site icon Daruur درور

Riyada akhriska Quraanka kariimka maxay tahay

Riyada akhriska Quraanka kariimka maxay tahay

Su’aasha:

Asc wllo.

Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo quran aqrinaya marka muxuu noqon kara wllo.

Riyada akhriska Quraanka kariimka maxay tahay
Riyada akhriska Quraanka kariimka maxay tahay

Jawaabta:

Riyada quraan akhriska   guud ahaan waa riyo fiican oo tilmaamaysa qalbiga qofka inuu iimaan ku jiro oo uuna ku xiran yahay Ilaahay sidoo kale inuu rabbigiisa u dhow yahay, waxaa kaloo lagu fasiri karaa cagsiga arrinkaas oo ah qofkaas inuu quraanka ka tagay oo riyada loo tusiyay inuu xusuusto quraanka oo uu akhriskiisa bilaabo, labada macneba waxay tilmaamayaan qofka riyada arkay inuu wanaagsan yahay oo uu Alle u dhow yahay.

The dream of reading the Qur’an is generally a good dream that indicates in the heart of a person that there is faith and that it is connected to Allah and that he is close to his Lord, it can also be interpreted as the fact that that the person has left the Koran and the dream is shown to remember the Qur’an and start reading it, both meanings indicate that the person who has seen the dream is good and close to Allah.

Exit mobile version