Riyada akhrinta suuratu naas
Riyada:
Sheekh laba habeen oo isu dhaw waxaan ku riyooday anoo akhrinaya suuratu naas iisoo fasir sheekh

Fairka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadayso dadka
Waliba gaar haan dadka xunxun oo sharta badan
sidoo kale Ilaahay wuxuu kaa celinayaa waswaaska dadka ay keenaan iyo midka shaydaan keeno
Riyada akhriska quraanka halkan ka daawo
The dream indicates that you are saving from people
Especially the bad people who are more demanding
And Allah will turn you away from the whispering of the people and the devil.