Riyada akhrinta suuratu naas

Riyada akhrinta suuratu naas Riyada: Sheekh laba habeen oo isu dhaw waxaan ku riyooday anoo akhrinaya suuratu naas iisoo fasir sheekh Fairka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadayso dadka Waliba gaar haan dadka xunxun oo sharta badan sidoo kale Ilaahay wuxuu kaa celinayaa waswaaska dadka ay keenaan iyo midka shaydaan keeno Riyada akhriska quraanka […]
