Site icon Daruur درور

Riyada adoo qabiil kale sheeganayo maxay tahay

Su’aasha:

qofka haduu riyo ku arko asoo qabiilka uu ka dhashay aan ka tirsanayn wuxuu sheeganayaa qabiil kale, marka beesha uu sheeganayo way diidan tahay inuu iyaga ka mid yahay fasirka riyada nocas muxuu noqon karaa.

Riyada adoo qabiil kale sheeganayo maxay tahay
Riyada adoo qabiil kale sheeganayo maxay tahay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto ujeedo laawe ah, oo aan dantiisa gaari karin.

waxyaalo badan ayaa noloshaada ka burburi doono waxaad noqon doontaa qof aan shakhsiyad lahayn oo bulshadu ay liiddo.

Exit mobile version