Site icon Daruur درور

Riyada aderkey guriga imadey

Riyada aderkey guriga imadey

Riyada:

Waxan ku riyoday aderkey iyo nin kale iyo hablo qolka fadhiga jogan iyo wllky da ahan 20 jir iskana isticmalayo telkis o bareyska jajar kula jiro kadib ba hoyadey borsadeyda garab ikalisay 2 Dirac o laha so doll iku diri anaa suqa ina ado rabah markasan argay qolka fadhigo aderkey nin kale iyo hablaha ku jiran wan salamay salan kadib gawar weyn ba so kacde hab isise abyo side thy I diri ana alxm wlshy dhhy kadib mid raca so kacde hab isise iyane wxn dhhy magaca wxy diri shugri ana wxn dhhy shugri malaku dhaha wa mgc mcn kadib 2 Dan ban ka shumiye aderkey ba dhhy side thy xld cdmd alxm iku dhahay ano bixi raba albabken kla jaran jarada aya wil gawar nag darisken dhashay ku arkay ayago
ilmahaga jaranjarda madag ka wada dhigen isla markiba wan kacay hordada isheg

Riyada aderkey guriga imadey
Riyada aderkey guriga imadey

Fasirka:

Riyada waa caadi waxaa laga yaabaa in sidaas ay arinta noqoto, adeerkaaga inuu idin soo booqdo.

ama waxaa dhici karto dad qaraab dhinaca aabbe inay idin soo booqdaan.

 

Riyada adeerka halkan ka daawo

 

The dream is normal, it may be that your uncle is visiting you.

Or it may be that relatives from your father’s side are visiting you.

Exit mobile version