Site icon Daruur درور

Riyada adeerka dhintay asoo weji dhalinyaro leh

Su’aasha:

Asc walaal waxaan ku riyooday, Aderkeyga oo horay uu dhintay, asigo meel ku tiirsan sida oo ku nasanaayo, markan wajigiisa egay wuxu wajigiisa ahay, waji dhalinyaro ah 15/18 years ah, garkiisa na iyo sharbahiisa na wuxu ahay age ka 15/18, waji aad uu qurxo iyo indho waaweyn na wuu lahay. Jawab wacaan asc.

Riyada adeerka dhintay asoo weji dhalinyaro leh
Riyada adeerka dhintay asoo weji dhalinyaro leh

Jawaabta:

Inshaa Allaah wixii aad raadin jirtay ayaad helaysaa adoo farxsan, riyada adeerka dhintay oo xaalad fiican lagu arko waxay tilmaamaysaa qofka arkay xaalkiisa inuu fiicnaan doono iyo farxadda sugayso, riyada waa riyo adiga bishaaro kuu ah.

Exit mobile version