Site icon Daruur درور

Riyada aayadda ugu dambeysa suuratu mumtaxina

Su’aasha:

ASC wll waan idin salamay. Habeen ayaan ku riyooday suratul mumtahin ayada u danbaysa anu akhrinaya markaasan so bararugay iskuna dayay inaan eego micnaheeda aniga uu naxsan.

Riyada aayadda ugu dambeysa suuratu mumtaxina
Riyada aayadda ugu dambeysa suuratu mumtaxina

Jawaabta:

Culimada ruyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo akhrinaya ayaad ka mid ah suraaru mumtaxina inuu ka badbaadi doono xumaan cumrigiisa marka ugu dambeya towbad inuu halayo, sidoo kale noloshiisa wuxuu la kulmaa imtaxaan iyo mixno wuuna ka badbaadayaa ajri weyn ayuu ka helayaa.

Exit mobile version