Riyada aabbaha dhintay oo foox udgoon wado
Su’aasha:
Riyo aabo oo dhawr iyo toban sano sii mootan ii yimid isagoo foox udgoon iyo xanar iib keenay carfiga kasoo baxayana aad sanka la raacayso
Jawaabta:
Riyadan waa bishaaro aad u weyn waxaad helaysaa wanaag oo noloshaada ka dhigaya mid aad u fiican haddii Alle idmo, qofka ku riyoodo aabihiisa dhintay oo riyo ugu yimid isagoo caraf u wadoi waa bishaaro aad u fiican, Ilaahay khayr ha u naxariiso aabbahaaga sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa aabbahaaga inuu meel fiican ku sugan yahay.