Asc masuul sare xaalada kwrn war nio riyooyin badan aan ku riyooday ayaa jiray ee maalmahaan qoraalka ii bixi waayey marka masuul habeeno ka hor baan riyo ku arkay Aabahay oo la leeyahay waa dhintay hadana isla riyadii dhexdeeda aan ku arkay aabahay oo caafimaad qaba oo faraxsan walibana sheekeynaya markaas anigana lama filaan ayay igu noqotay isla riyada dhexdeeda ayaan aabahay iskugu dul duubay kuna dhex qiirooday ooyey maxaa lagu fasiri karaa.
Jawaabta:
Waan kaa qaaday walaal, riyada waxay tilmaamaysaa arrimo fikir kugu hayo inaad ka bixi doonto oo aad farxad heli doonto, riyada xaaladdaada ayay tilmaamaysaa waana riyo khayr ah.