Riyada aabahay oo dhintay caano aan cabbi karin

Su’aasha:

Aabahay wu dintay. waxaana ku riyooday anigo caano sinaayo wuxuuna igu jawabaay ma cabi karo waayo nimakas aya idiidayo. Markaas aya aniga cabaaa canihiii.

Riyada aabahay oo dhintay caano aan cabbi karin
Riyada aabahay oo dhintay caano aan cabbi karin

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa aabbhaaga inuu u baahan yahay in loo duceeyo.

Caanaha guud ahaan waa fidro, qofka caanaha riyada ku cabbaya wuxuu helay fidrada waana wax fiican laakin adiga waxaad sheegtay aabbhaaga inuu kugu yiri ma cabbi karo ragaas ayaa ii diiddan marka taas waxay tilmaamaysaa aabbahaaga inuu duco u baahan yahay waxaa laga yaabaa in deyn lagu leeyahay, haddii uu dhintay goor dhow waxaa fiican in la ogaado haddii deyn lagu lahaa iyo haddii, waxaana fiican in duco iyo sadaqo loo sameeyo.

 

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More