Site icon Daruur درور

Riyada aabahay iyo guri cusub

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY AABAHAY OO BARI HORE DHINTAY IYO AYEEYDAY HOOYO IYO HABARYARTAY
IYO WIIL AAN JAAR NAHAY OO U GUURNAY GURI CUSUB OO QURUX BADAN OO WAASAC AH HOOYANA AYNAGA HADHAY

Riyada aabahay iyo guri cusub
Riyada aabahay iyo guri cusub

Jawaabta:

Xaalkaaga ayaa is badalaya nolol cusub ayaad gali doontaa waxay u badan tahay hooyadaada iyo adiga inaad kala fogaan doontaan oo aad ku kala noolaanaysaa labo meel kala fog.

Exit mobile version