Riyada aabaha laabta la galinayo

Riyada aabaha laabta la galinayo

Riyada:

Shiikhow waxaa ku riyooday anigo gurigayna ku laabtay aabahay laabta galinaayo kuna faraxsan aniga aabahay bilahaan ma arkin sababto ah isku meel ma joogno

Riyada aabaha laabta la galinayo
Riyada aabaha laabta la galinayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto dantaada waxaana sabab u noqonayo aabahaaga.

haddii safar aad aadday safarka ayaad kasoo laaban doontaa.

Riyada guud ahaan waa riyo bishaaro ah.

 

Halkan ka daawo riyada aabe oo faahfaahsan

 

The dream indicates you will achieve your best interest and it is due to your father.

If you have traveled, you will return from the trip.

The dream is generally a dream of good news.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More