Riyada 3 shinbirood oo cad cad

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NOO HURTEEN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY MEEL DOOG BADAN OO DHIR DHADHEER LEH OO GUBATAY AYAAN KASOO QAATAY 3 SHINBIROOD OO CADCAD OO MIDI YAR TAHAY OO QIIQII DHULKA KA KUSOO RIDAY
WAXAAN KEENAY XAAFADA WAXAAN U DHIGAY BARIIS QAYDHIN LKN WAY DULEEN
MUDII UGU YARAYD AYAA SOO NOQOTAY OO HADANA DUUSHAY
ALLAH MAHADLEH.

Riyada 3 shinbirood oo cad cad
Riyada 3 shinbirood oo cad cad

Jawaabta:

Riyada aad aragtay waxay tilmaamaysaa inaad dadka wax u qabanayso iyo jago sare iyo awood oo gaaridda muraadka iyo in marka ugu dambeyso aad guulaysanayso, shinbiraha guud ahaan waa khayr iyo nolol iyo hanti aduun iyo barwaaqo, sidoo kale waxay noqon karaan hablo qurxoon, marka inshaa Allaah jago ayaad qaban doontaa oo aad dadka ku maamaulayso shaqooyin badan ayaad kala wadaysaa inshaa Allaah

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More