Site icon Daruur درور

Raga markay la hadlaan dumar oo kacsada maxaa xal u ah

Raga markay la hadlaan dumar oo kacsada maxaa xal u ah

Su’aasha:

Asc walaal waxan rabey inaad ii sheegto
Marki aan gabar lahadli rabo moobil ama si toos ah
Xubinta raga ayaa i kacda taasi maxaa sababi kara
sideena ugu bogsoon karaa jiradaas.

Raga markay la hadlaan dumar oo kacsada maxaa xal u ah

 

Raga markay la hadlaan dumar oo kacsada maxaa xal u ah
Raga markay la hadlaan dumar oo kacsada maxaa xal u ah

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Jawaabta:

Taas waxaa ugu wacan dhalinyarnimada iyo shaydaanka, qofka marka uu yar yahay uusan xaas lahayn dareenkiisa xadka uu ka baxsan yahay, taas waxay keenaysaa inuu dumarka si dhaqsi ugu kacsado, teeda kale shaydaanka isaga kaalin ayuu ka cayaarayaa inuu ku kiciyo, marka waa xal ah inaad indhahaaga ka laabato dumarka oo aad iska ilaaliso inaad la hadasho markii daruuro ay keento mooyee hadalkaaga inuusan dhaafin hadal caadi ah oo wanaag iyo khayr leh, iska ilaali sheeko iyo shukaansi inaad la gasho, ku dadaal naftaada inaad ka ilaaliso wax kaste dhib u keeni kara.

Xaaskayga markan u tago uun baa dareenka iga baxayo

This is because of youth and the devil, when a person is young and does not have a wife, his feelings are beyond his limits, which leads him to rise up to women quickly, on the other hand the devil plays a role in arousing you, when it is a solution to turn your eyes away from women and avoid talking to them except when clouds cause your speech to pass on a normal word of good and good, Avoid chatting and flirting with you, take care of yourself to protect yourself from anything that could cause problems.

Exit mobile version