Raga dharka dumarka ku waalan dareen ahaan
Su’aasha:
Sc marka hore salan qaali iga gudooma dadka webkan ka shaqeeya oo aadka u qimaha badan runti web somali kan oo kale ma arag adeeg weyn ayad bulshada u haysaan su’aashayda markan u guda galo wiil aan saaxibo nahay dhib ayuu qabaa kaasoo ah inuu u kacasdo dharka haweenka haduu arko diraca ama gorgorad ama kastuumo ama rjestiino wuxuu la mid yahay asoo naag qaawan arkay mararka qaar taas way kenaysaa inuu siigaysto, xataa haduu guri kale tago oo uu musqusha galo oo uu arko dirac suran ama kastuumo jinigisaa soo dagay hadaba qofkaas sidee buu isaga reebi karaa ma laha dhihi karaa taas waa cudur.
![Raga dharka dumarka ku waalan dareen ahaan](https://daruur.com//wp-content/uploads/Raga-dharka-dumarka-ku-waalan-dareen-ahaan.jpg)