Site icon Daruur درور

Raaxada sariirta haweenka siday ugu kala duwan yihiin

Raaxada sariirta haweenka siday ugu kala duwan yihiin

Su’aasha:

Daruur wan idin salmay webkina ad ban ugu faraxsanahay sida quman o cilmiyasan ad su’alaha uga jawabtan, wasmada siilka dumarka suniga iyo fircooniga isku raxo miyaa, waxan maqlay hablaha suna gudka aya ka raaxo badan kuwa firconiga  nagaaga malaga yaba inay raaxada wasmada kukala duwn yihin ama dumarka o dhan wa isku mala maca, teda kale gabadha quruda badan maka wasmo macaan badan tahay mida foosha xun waxan raba su’alahan dhaman inad jawab igasoo sisan mahadsanidin.

Haweenka sidan bay ugu kala duwan yihiin raaxada sariirta
Haweenka sidan bay ugu kala duwan yihiin raaxada sariirta

Jawaabta:

Dumarka way ku kala duwan yihiin raaxada galmada isku mid ma aha, laakin taas macanaheeda ma aha suni iyo fircooni ama gabar cayilan oo buuran iyo mid caato ah ama gabar dheer iyo tu gaaban waxaas oo dhan shaqo kuma laha.

Dumarka waxay ku kala duwan yihiin xaga kacsiga naagta marka ay kacsi badan tahay siilka wuxuu soo daayaa qoyan badan oo jijiidma sidoo kale marka gabadha ay kacsan tahay muqraha siilkeeda way adkaanayaan wuu isku soo uruuraa, geedka ninka ayuu ku dhagayaa, sidoo kale kulayl ayuu noqonayaa, taas ayaa ninka raaxo badan siisa, taasna kuma xirna quruxda naagta ama qaabka ay tahay, ee waxay u noqonaysaa dareenka kacsiga.

Naagaha farjigooda qalalan yahay ama aan kacsi lahayn iskuma imaan karo mana ku dhagi karo geedka ninka markaas ninka wuxuu dareemayaa meel holofholof ah oo aan raaxo lahayn oo qalayl ah marka raaxo fiican maka helayo xataa waxaa laga yaabaa rafaadkaas awgii inuu bahalkiisa u damo.

Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga

وقال أبو عبيدة: حجت امرأة عجير السلولي معه، فأقبلت لا تطرق على شاب في الرفقة إلا وتكشف وجهها، فقال في ذلك:
أيا رب لا تغفر لعتمة ذنبها، … وإن لم يعاقبها العجير، فعاقب
حرام عليك الحج لا تطعمينه … إذا كان حج المسلمات الثوائبوقال أعرابي:
لا تكثري قولا منحتك ودنا، … فقولك هذا للفؤاد مريب،
تعدين ما أوليتني منك قابلا، … وللفارس العجلان منك نصيب؟أراد رجل أن يشتري قينة وقد كان أحبها، فبات عند مولاها ليلة فأمكنته من نفسها وكان الامتناع منه، فأنشأ يقول:
ما رأينا بواسط كسليمى … منظرا لو تزينه بعفاف
بت في جنبها وبات ضجيعي … جنب القلب طاهر الأطراف
فأقيمي مقامنا ثم بيني، … لست عندي من فتية الأشراف
وقال آخر:
لا أشتهي رنق الحياة ولا التي … تخاف وتغشاها المعبدة الحرب
ولكنني أهوى مشارب أحرزت … عن الناس حتى ليس في صفوها عيبوقال أعرابي أيضا
تبعتك لما كان قلبك واحدا، … وأمسكت لما صرت نهبا مقسما.
ولن يلبث الحوض الوثيق بناؤه … على كثرة الوراد أن يتهدماوقال أبو نواس:
ومظهرة لخلق الله حبا، … وتلقي يالتحية والسلام
أتيت فؤادها أشكو إليه، … فلم أخلص إليه من الزحام
فيا من ليس يكفيها خليل، … ولا ألفا خليل كل عام،
أراك بقية من قوم موسى، … فهم لا يصبرون على طعام

Exit mobile version