Qoys wada jooga ilaa 5 sano iyagoo gabar dhalay ayaan ku riyoodaa Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Jun 14, 2021 230 0 Su’aasha: Asc Wll waxa jira qoys wada jooga ilaa 5 sano balse aan awlaad isku lahayn Waxanan ku riyooda iyaga oo cunug u dhashay waliba gabar ah. waliba inbadan baan xata gabadhi yarayd riyo ku arkay iyada oo guurguuranaysa oo kortay Blse Ilaa hada qoysku wax cunuga maleh Marka maxay noqonaysaa riyada noocaas ahi. Qoys wada jooga ilaa 5 sano iyagoo gabar dhalay ayaan ku riyoodaa Jawaabta: Riyada waa khayr ay heli doonaan mustqablaka inshaa Allaah khayrkaas Alle ha uga dhigo inay ubad dhalaan. Guud ahaan waa riyo bishaaro ah oo khayr wadata. Waxay noqon kartaa middaas inay ilmo dhalayaan oo adiga lagu tusinayo, laakin riyada inta badan muddo kaddib ayay furantaa. Riyada Dhalmada Gabadha 0 230 Share