Site icon Daruur درور

Qooqa iyo kacsiga badan malagu caatoobaa?

Su’aasha:

Nio maalmahaan waan caatoobey qofkasta inaan cantoobo iisheega sababtuna ani waxan ku fasirtay kacsi saa id aan dareema hadana waa iska ilaaliyaa ina siigesto arintaas armey tahay sxbw

Qooqa iyo kacsiga badan malagu caatoobaa?
Qooqa iyo kacsiga badan malagu caatoobaa?

Jawaabta:

Kacsiga daran qofka wuxuu ka joojiyaa cuntada sidoo kale aad buu u fikiraa taas waxay keenaysaa caatanimo, marka xiriir ayaa ka dhexeeya kacsiga iyo miisaanka jirka, sidoo kale qofka hadduu si daran u siigeysto isna wuu caatoobayaa, taas waxaa cagsi ku ah marka aad guursato naag oo aad galmo xalaal ah samaynayso niyaddaada aad bay u qaboobeysaa cuntada ayaa kuu furmayso hurdo macaan badan ayaad helaysaa taas waxay keenaysaa inaad cayisho, illeen kacsiga ayaa kaa jabay, laakin dadka aan guurasanin oo aan kacsi badnayn sidaas ma aha waa iska caadi inta badan ma caatoobaan haddii sabab kale jirin.

Exit mobile version