Qofkii riyo ku arko saaxiibkiisa oo xaaskiisa u tagayo
Su’aasha:
ninka hadu riyo ku arko nin saaxibkiisa oo xaaskisa u galmonaya oo waliba biyaha shahwada ugu shubaya asagana meel u dhow ayu jogaa wuxu arkayaa iyago qawan oo shaqad ku jira, riyadas maxay noqon kartaa bal so fasira.
![Qofkii riyo ku arko saaxiibkiisa oo xaaskiisa u tagayo](https://daruur.com//wp-content/uploads/Qofkii-riyo-ku-arko-saaxiibkiisa-oo-xaaskiisa-u-tagayo.jpg)