Site icon Daruur درور

Qofkii nadro haduu siigaysto inuu soomayo

Su’aasha:

ASC wll waswas ayan qaba sido kale siigada aya Dib ikuheyso marka yar aan media isku baranay aya iguyiri hadi aad rabtid inaad joojisid siigada shardi gal Soonka sii markastood sameyn rabtid soonkas aad uxuususato aniga waxaan xasuustaa inan kushekesanayay ma 20 aad gasha mise kabadan OO soon ah maalmo kadib aya waxaan kashakiyay wax inan galay iyo in kale mar waxaan isdaha 20 maalmood ayada gashay mar waxba mad galin ah umal ayan weydiiyay wuxuu iguyiri wixii aad gashay hadad garan weyday waxba kuguma wajiban sharfigas ookale mardambe hagalin sidas inu yiri ayan umalenayay xita sifiican umaxasuusto siigada maskaxdeyda waxay kafigtay waayeel 80jir ah cml markas waxay aheyd 2020 shalay anigu Salad kujiro ayan soxasuusty aad ayay iguso noqnoqatay inan ishilmamsiyo ayan damcay hadan waxa iguso dacay ama lugu cadaaba marki aad ilalhi hortagto inan soomo ayan go’aansaday 20ki aan ubadinayay lakin hadana shaki aya igagalay talo amay 20kabadneyd 40amay aheyd Mayo 1sano amay aheyd hada waxan sameyo ayan garan wayay marka
Kwrma hadi aan Allah dambi dhaaf kaweydisto OO 3days OO kafara guud laimado

Qofkii nadro haduu siigaysto inuu soomayo
Qofkii nadro haduu siigaysto inuu soomayo

Jawaabta:

Xaaladdan oo kale markay ku qabsato labo arrin ayaad samayn kartaa:

Midda koowaad: inaad oofiso nadarkaaga laakin waxaad qaadanaysa labada tiro aad ka shakisan tahay midda yar, adiga hadda waxaad ka shakisan tahay 20 iyo 40 marka waxaad qaadanaysaa 20, maxaayeelay tiradaas waa la hubaa marka loo fiiriyo 40-ka.

Midda labaad: waxaad la imaan kartaa kafaarada dhaarta inshaa Allaah labadaba waa sax, marka dooro midda kuu fudud.

Teeda kale siigada go’aan adag ayaad ku joojin kartaa iyo duco iyo quraan iyo salaad.

Exit mobile version