Qofkii ka shakiyo soonkiisa inuu buray muddo kadib Fatwada By Su'aalaha On Jun 26, 2021 234 0 Su’aasha: Mudadi an siigeysan jiray 5 sano kahor anigoo Somalia jooga dowr maalmood OO soon ah ayan kujibiyay 2019 Kenya ayan imid 3malmood ayan qaleyay 2021 waswas aya igu dhacay wana Iska dhadiciyay Soonka waqtigas in 3 days kabadna bal inan Soonki dhan aan siigo kujibiyay shakigaa Dib kayimid kwrn. Qofkii ka shakiyo soonkiisa inuu buray muddo kadib Jawaabta: Haddii soonka aad jabisay waa lagaa rabaa oo dhab ay tahay oo aad hubto, waayo shaki iyo waswaas shaqo kuma laha arinkaas, laakin haddaad u malaynayso inaad siigaysatay adoo sooman oo aadan hubin siigada aad samaysay adoo sooman markaas waxaa la dhihi karaa waa waswaas iyo shaki. Siigada iyo soonkaWaswaaska Soonka 0 234 Share