Qofkii arko asoo magaalo uu garanayo dhex socda
Su’aasha:
Waxaan arkay anoo socdo magaalo dhexdeeda aan aqaano, maxaa lagu fasari karaa ?
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u baahan tahay inaad ka adkaato mashaakilka ku haysta iyo awood inaad u leedahay dhaqsi inaad kaga adkaato oo aad ku baddasho murugta iyo walwalka farxad iyo raaxo, sidoo kale riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku toosnaandoondo waddada saxa ah oo aad ilaalin doonto waajibaadka ku saaran.