Qofka sooman cadeysiga kadib candhuufta hadduu laqo
Qofka sooman cadeysiga kadib candhuufta hadduu laqo
Su’aasha:
ASC hadi ruuxa sooman asago ku cadayanayo a Colgate ama caday qori ah wasaqdi ama dawadi liiqo dabcan asago kaas ayan ka aheyn ama asago qabeysanayo ama waysa qaadanayso biyaha liqoo Soonka miyuu kajabaya marar badan ayay igudacaday labadi soon ee udambeyay waxaan isdaha Soonka kamajabin hadana mudo badan kadib wan isdaha maadama mar badan ay tahay OO aysan hal mar aheyn OO Soonka kajabay oo taxadar la’an owgeyd bal igajahil bixiyo

Jawaabta:
Adoo sooman markaad cadeysanayso haddii candhuufta ay kugu fakato ama daawada ilkaha sida Colgate soonkaaga ma burayo, laakin haddii aad ugu talagasho inaad dhunjso soonkaaga waa buraa waa inaad soo guddaa.
Haddii aad luqluqato oo candhuufta hal jeer aad iska tufto luqluqada kaddib wax dhib ma laha xataa haddii aad ka dareemayso dhadhankiisa afkaaga, marka waswaaska iska jir, diinta islaamka waa diin ku dhisan yaqiin iyo naxariis.
Riyada cadeysiga halkan ka daawo
By fasting when cleaning if the saliva is focused or dental medicine such as cord.
If you rinse and spit once saliva and spit the contract after you have no problem even if you are feeling in your mouth, the religion of Islam is a religious and mercy.