Site icon Daruur درور

Qofka siigada u bartay naag haduu guursado ma wadayaa

Su’aasha:

Asc wll mcn wllow dhibkaan iga xali
Markasta waxaa dhahdaa siigada waa wax xun
Aflaamta galmada la xiriira madaawado
Waxaan dhagaystaa culimada iyo qayrka
Maalin inaa siigaysto waxay iila dhigan tahay
Aniga oo nafta iga dhacayso oo ma ogoli
Lkn dhibkayga waxaa waaye habeenkii markaan hurdo ayaan riyoonaya riyo waxaa iigu imaanayo qof i dhahaayo waxaan waa caadi iska daa oo xoray ana gacantayda ayaan isku wadaa waxayna ila tahay aniga oo adoon xoraynayao subaxdii markii aan soo kaco ayaan oynayaa qaladka xalay iga dhacay naxdin iyo ciil wax aan wax ka qaban karo maahan sidee xiligaas aan ogo hor tagaa
Hadaan aniga oo baraa rug san samayn lahaa waa wax aaan aniga damcay oo baneestay
Lkn aniga oo iska hurdo war doon xoray iyo wax yaabo la mid ah ayaan ku sii daynayaa oo waxaa la iga soo marayaa dhanka diinta culumada aan dhagaysto iyo siiradii saxaabada marka sidee iskaga celiyaa wll waan dhibanahee
Mida kle dadku waxay dhahaan qof siigo u bartay naag xataa haduu arooso wuu wadayaa lkn aniga oo sidaas siigada u nicib hadaan helo xaas aan ku guto shahwada inaa intaan yar xitaa iga go ay so ayaan umalaynayaa
Mida kle hadaan rabo inaa arooso sidee shahwadeeda iyo dareenkayga kusuu celin karaa wll si ficn iiga jawaab.

Qofka siigada u bartay naag haduu guursado ma wadayaa
Qofka siigada u bartay naag haduu guursado ma wadayaa

Jawaabta:

Su’aashan dhowr jeer ayaa laga jawaabay waxaad ka raadin kartaa webka daruur adoo adeegsanaya ereyada furaha u ah su’aashaada.

Exit mobile version