Site icon Daruur درور

Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor

Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor

Su’aasha:

Walaal qof raba inuu soomo lkn ka cabsi qaba inuu suxuurta ka dib dhaco intaanu seexan kahor ma suxuuran karaa?

Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor
Qofka ma saxuuran karaa waqtiga saxuurta kahor

Jawaabta:

Wax dhib ma laha qofka hadduu soomo asoon saxuur cunin oo casho kaliya uu ku kaaftoomo inkastoo saxuurta ay barako ku jirto qofkana uu ka helayo awood, laakin hadduu saxuur la’aan soomo soonkiisu waa ansaxayaa wax dhib ah ma laha.

 

Qofkii asoon saxuuranin hurdo la tagto soonkiisa ma ansaxaa

There is no harm if a person fasts without eating a saucer and only having enough of dinner even though the fasting is a blessing and the person gets power, but if he fasts without a fast his fasting is valid and there is no harm.

Waqtiga suxuurta halkan ka daawo

 

Exit mobile version