Qofka ku riyooda asoo heysta dahab badan

Su’aasha:

Asc walal salan qaaliya kugu salaamay riyadan ii fasir allaha qeyr ku siiyee waxan arkay anigoo heysta dahab aad u badan oo koombooyin igu jiran oo koombada xermi la’dahay.

Qofka ku riyooda asoo heysta dahab badan
Qofka ku riyooda asoo heysta dahab badan

Jawaabta:

Riyadaada waxay tilmaamaysaa inaad ku guulaysan doonto nolshaada, waliba si aan caadi ahayn, waxaa laga yaabaa inaad yeelan doonto mustaqbal weyn oo muhim kuu ah siiba xaga familka, waxaana laga yaabaa in ay kusoo gasho kibir iyo islaweyni waayo dahabka wuxuu matalaa nolol sarraysa illeen wuxuu ka mid yahay hantida adduunka ugu qiimaha badan boqorada iyo madaxda adduunka ayaa aad u adeegsada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More