Qofka dhiig la’aanta ama yaraanta haysa maxaa u fiican

Qofka dhiig la’aanta ama yaraanta haysa maxaa u fiican

Su’aasha:

A S C, Maanta su’aadhayidu waxay ku saabsan tahay wa caafimadka, waxa weeyan gabadha xaaskayiga aya caadada dhiigeda u khal khal kudhacay kadib mudo badan aye aad u dhiig bax’day marka waxan u geeyay dhakh’tarka haweenka (gynaecologist)  wa la baadhay kadib wax yaaluhu ku sheegay waxa kamid ah infekshin, iyo madamu dhiig badan ka yimid inu dhiigedu yaraaday daawoyin wa lasoo siiyay e waxad isheeg’tan cunooyinka iyo cabitaanka ugu fiican e dhiga usoo celin kara kuway yihin idinko qor’shaha galinaya inay gabadhu buuran tahay.

Qofka dhiig la'aanta ama yaraan'ta haysa maxaa u fiican
Qofka dhiig la’aanta ama yaraan’ta haysa maxaa u fiican

Jawaabta:

Waxaa jira cuntooyin badan oo dhiiga soo celiya waxaa ugu muhimsan hilibka nooc walba uu yahay kan ariga iyo lo’da iyo geela iyo kan digaaga, sidoo kale qudaarta cagaaran nooc walba ay tahay, waxaa ka mid ah cuntada dhiiga soo celisa beerka iyo kaluunka iyo badarka sida qamadiga iwm.
Subax kaste hadday beer cunto wax weyn ayuu u tarayaa xaga dhiig yarida.

 

Qof aydhis qabo irbad lagu duray malaga qaadi karaa cudurka

 

There are many foods that restore blood, the most important of which are meat of all kinds, that of goats, cattle, camels and poultry, as well as all kinds of green vegetables, including blood-restoring foods such as liver and fish and potatoes such as peanuts etc.
Every morning if she eats a garden, it will be of great benefit to the anemia.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More