Qofka baabasiirka qaba cuntooyinka u roon iyo kuwa dhiba

Qofka baabasiirka qaba cuntooyinka u roon iyo kuwa dhiba

Su’aasha:

Asc, waxaan idin weydiinayaa ,ma udarranyihiin qofka ku yaal baabasiirka :- basbaaska,malaayga iyo digirta guduudan , wuu istecmaalaa mar kasta .

Qofka baabasiirka qaba cuntooyinka u roon iyo kuwa dhiba
Qofka baabasiirka qaba cuntooyinka u roon iyo kuwa dhiba

Jawaabta:

Qofka baabasiirka qaba waa inuu ka fogaadaa cuntooyinka kordhiya xanuunka bawaasiirka sida basbaaska kulul iyo filfil madowga iyo baradhada iyo tiinka iyo tufaaxa iyo mooska badan iyo karootada iyo caanaha badan, cuntooyinkan waxay culays ka dhigaan saxarada sidoo kale qaar ka mid ah meesha ayay gubaan sida filfisha oo kale iyo basbaaska.

Waxaa u roon cuntooyinka fududeeya saxarada sida qudaarta oo kale iyo caanaha fadhiga iyo cabitaanka biyaha badan iyo digirta badarka sida gallayda iyo bariiska iyo qamadiga oo kale.

 

يجب على الشخص المصاب بالبواسير تجنب الأطعمة التي تزيد من آلام الفول السوداني مثل الفلفل الحار والفلفل الأسود والبطاطس والصنوبر والتفاح والكثير من الطحالب والجزر والحليب، فهذه الأطعمة تجعل البراز عبئا وكذلك بعض الأماكن التي تحترق فيها مثل الفيلفيشا والفلفل.

إنه جيد للأطعمة التي تسهل البراز مثل الخضروات والحليب يجلس ويشرب الكثير من الماء والبطاطس مثل العدس والأرز والفول السوداني.

Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka

Waxaan ka dareemaa malwadka Kuleel joogto iyo fin kuusan

 

People with epilepsy should avoid foods that increase the pain of the peanuts such as hot peppers and black pepper and potatoes and pine and apples and lots of moss and carrots and milk, these foods make the stools burden as well as some of the place they burn like filfisha and pepper.

It is good for foods that facilitate stools such as vegetables and milk sitting and drinking plenty of water and potatoes such as lentils and rice and peanuts.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More