Site icon Daruur درور

Qofka asoo hurdaya culeys iyo ciriiri jirka ka dareemaya

Su’aasha:

Asc wll maxay tahay hurdada dhexdeda waxn daremayey wax gacanta ijidanaya jidhka dhaba waxn ka daremayey sidi qof dubaxinaya Culeys iyo ciriir gacanta uu xoog ijidayey waxn ku dhawaqayey acuudu bilahi mina sheydani Rajim kadib wuu iga Fuqey hurdadii kaso kacay
Maxay noqon karta Jasakalaha

Qofka asoo hurdaya culeys iyo ciriiri jirka ka dareemaya
Qofka asoo hurdaya culeys iyo ciriiri jirka ka dareemaya

Jawaabta:

Waa qarow shaydaanka sababayo, qarowga noocaas ah wuxuu qofka u imaanaa inta badan hurada subaxa kadib lagu laabto, qofka wuxuu dareemaa jirkiisa wax culus inay saaran yihiin ama gacanta ama lugaha asoo laga jiidayo, wuxuu u dareemaa si dhab ah, mararka qaar wuxuu soo toosaa asoo wadnaha garaacmaya, marka aad seexanayso adkaarta hurdada akhriso.

Qoraalladan waxay xiriir la leeyihiin su’aashaada ee akhriso:

Exit mobile version