Site icon Daruur درور

Qofaan waligii siigeysan iyo qofka siigaysto

Su’aasha:

Qof Aan Waligii Siigaysan Iyo Qof Siigada Kusoo Dhex Jiray Mudo Badan oo Iska Daayay Siigada Iskumid Ma-Noqon Karaan Dhinac Kasta

Qofaan waligii siigeysan iyo qofka siigaysto
Qofaan waligii siigeysan iyo qofka siigaysto

Jawaabta:

Way iska caddahay jawaabta qofka aan siigaysanin inuu ka fiican yahay qofka siigada kusoo dhex jiri jiray, maxaayeelay adiga tusaale ahaan wax la istcmaalay iyo wax cusub yaa fiican oo adag?  qofka aan waligiisa siigaysanin kalsooni ayuu qabaa mana ka walwalo qaladka siigada iyo dambiga laakin qofka siigaysta mar kaste niyadjab ayuu dareemaa markuu dadka la joogo xishood iyo cabsi ayuu dareemaa, wuxuu u malaynayaa dadka inay og yihiin inuu siigaysto, taas saameys ayay ku yeelanaysaa xagga maskaxda iyo caqliga iyo fikirka iyo caafimaadka.

Exit mobile version