Qof ku riyooday asoo kaniisad ku tukanaya oo gaalada ka hortagaya

Su’aasha:

Asc daruur
En waxaan rabaa in riyadeeda la ii sheego

En haween haweenada kamida waxan ku riyooday anigo wado maraayo aniga iyo mid kale o saxibo nahay en sidii an wadada u soconay ayaa waxa la gaaray xili salaad ah kadib waxan waaynay meel an ku tukano ugu damben waxan aragnay meel kaniisad ah kadib kaniisadi ayaa galnay marki an galay ayaa waxaan damcay inaa Salad tukado kadib ba qaf ii yimid o i dhahayo Waxan meeshan lagama yaqaano e fadhiiso yaa lagu diline kadib wan fadhiistay, markan fadhiistay ayaa misna markale kacay Waan tukaday marki an salaada ka baxay ayaa anigo xanaaqsan o aad u xanaaqsan ayaa waxan dadkii meesha wada joogay ku dhahay war Waxaan aad Caabudesan Illahey raali kama aha Gaalo yahay gaalada kala jirin Wlh marki an sidaa dhahay aya waxa halmar iso ceyrsaday wixi meesha joogay kadih kaniisadi ayaa roor kaga soobaxay sidaan u cararaayay i ayagana iiso bursanayen ayaa cod weyn maqlay o Xaga sare iiga imanayo o la dhahayo فسنيسره لليسرى👈 Kadib wax u eg sidii saliga salaada lagu tukado cml ayaa kor iiga yimid geetkas korkiisa lii saaray kadibna sidaasa si xowli ah la iigu waday (ALLAH swt ayaa ila og aayadan micnaheda ma aqaani isla subixi qaf shiiq ah weydiyay aayadan micnaheda) marka riyadan ii fasira wllayal

Qof ku riyooday asoo kaniisad ku tukanaya oo gaalada ka hortagaya
Qof ku riyooday asoo kaniisad ku tukanaya oo gaalada ka hortagaya

Jawaabta:

Riyadan waa bishaaro aad u weyn oo tilmaamaysa darajada aad ka gaari doonto diinta islaamka, inshaa Allaah waxaad noqon doontaa qof dacwada islaamka fidinaya sidoo kale camal wanaagsan samaynaya oo difaacaya diinta Ilaahay.

Riyada waa khayr aayadda waxay tilmaamaysaa in Alle kuu fududeyn doono midda fudud oo ah jannada iy jidkeeda.

Kaniisada waa meesha kirishtaanka ay ku cibaadaystaan, salaadda meesha aad geysay waxay tilmaamaysaa awoodda dacwada islaamka ay leedahay iyo adiga sidaad u gaarsiin doonto gaalada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More