Site icon Daruur درور

Qof kaa dhintay oo riyada kugula hadlaynin

Su’aasha:

Salam alaikum waxan ku riyoonaa aabaheen oo dhintay in mudo ah dhaman qoys keena oo hooyo ay jirto nalama hadlo waliba waxan aragnaa markii qoys ka xoogaa murugo hayso.

Qof kaa dhintay oo riyada kugula hadlaynin
Qof kaa dhintay oo riyada kugula hadlaynin

Jawaabta:

Riyada aabaha dhintay oo qofka aan la hadlin labo macne ayay yeelan kartaa, haddii wejigiisa farxad ka muuqato marka uu aamusan yahay waxay tilmaamaysaa riyada inuu faraxsan yahay xaalka gurigana uu fiican yahay, haddii uu xanaaq ka muuqdo wejigiisa waxay tilmaamaysaa riyada inuusan raalli ka hayan waxa ka socda guriga ama falalka cidda ay ku kacayso.

Exit mobile version