Qof kaa dhintay oo riyada kugula hadlaynin Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Aug 29, 2020 638 0 Su’aasha: Salam alaikum waxan ku riyoonaa aabaheen oo dhintay in mudo ah dhaman qoys keena oo hooyo ay jirto nalama hadlo waliba waxan aragnaa markii qoys ka xoogaa murugo hayso. Qof kaa dhintay oo riyada kugula hadlaynin Jawaabta: Riyada aabaha dhintay oo qofka aan la hadlin labo macne ayay yeelan kartaa, haddii wejigiisa farxad ka muuqato marka uu aamusan yahay waxay tilmaamaysaa riyada inuu faraxsan yahay xaalka gurigana uu fiican yahay, haddii uu xanaaq ka muuqdo wejigiisa waxay tilmaamaysaa riyada inuusan raalli ka hayan waxa ka socda guriga ama falalka cidda ay ku kacayso. Riyada AabbahaRiyada Qofka Dhintay 0 638 Share