Riyada waa digniin waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu xaaraan cuni doono, ama xoolo lasoo xaday ama qaab xaaraan ah lagu keenay, sidoo kale qofkaas wuxuu noqon doonaa qof dhuuni ah oo hunguri weyn oo lacag si kaste ku raadinayo, riyada waa digniin waxaa laga rabaa qofka arkay riyadaas inuu ka fogaato xumaanta.
Fiiro gaar: su’aal kaste dhowr jeer ayaad kusoo celisaa, waxaa kugu filan hal jeer inaad soo dirto waxaad arkaysaa qoraal kuu sheegaya in su’aashaada ay nasoo gaartay marka haku soo celinin hasha su’aal dhowr jeer.