Site icon Daruur درور

Qof caato ah oo miisaankiisa 50 ka hooseeyo haduu Jiim sameeyo ma dhaawac bey ku tahay

Su’aasha:

Sxb aniga qof 50kiilo ka hooseeya miisaankiisa waxaana rabaa inaan jirkeyga dhiso oo jiim sameeyo marka waxaa maqlay qof caato ah haduu jiim sameeyo tiibisho ayaa ku dhaca marka anoo hada caato eh hadaan jiim sameeyo saameyn miyaa iga soo gaari karta si dhaqsi leh iiga soo jawaab su aashan mahadsanid

Qof caato ah oo miisaankiisa 50 ka hooseeyo haduu Jiim sameeyo ma dhaawac bey ku tahay
Qof caato ah oo miisaankiisa 50 ka hooseeyo haduu Jiim sameeyo ma dhaawac bey ku tahay

Jawaabta:

Jiimka waxaa loo sameeyaa in hilibka lagu dejiyo jirkana lagu adkeeyo qofka buuran ayaana u baahan runtii, qofka caataha ah socodka ayaa ku filan uma baahna jiim laakin hadduu sameeyo wax dhib ah uma keenayo, tiibishana uma keenayo jiimka hadalkaas sax ma aha.

Exit mobile version