Site icon Daruur درور

Qof aan deyn ku lahaa ayaa si kedis ku dhintay sideen u cafiyaa

Su’aasha:

Asc sheekh qof ayaan dayn kulahaa qofkiina mawtalqafle ayuu kudhintay waxanan jeclaystay inaan kacafiyo qoyskiisa miyaan ogaysiinayaa mise caadi ayan ucafin karaa kaligay

Qof aan deyn ku lahaa ayaa si kedis ku dhintay sideen u cafiyaa
Qof aan deyn ku lahaa ayaa si kedis ku dhintay sideen u cafiyaa

Jawaabta:

Maadaama adiga kaliya aad tahay qofka deynta ku leh looma baahna inay ogaadaan dad kale, Ilaahay ayaa wax walba og isagaana kaa abaalmarinaya cafiska aad ka cafisay deynta.

Haddii aad u sheegto ehelkiisa waxaa laga yaabaa inay kugu qasbaan inaad qaadato xaqqaaga ama inaad niyadda ka jabiso dadkiisa oo ay dareemaan inuu dhintay walaalkooda ama wiilkooda asoo deyn lagu leeyahay, marka waxaa kuu fiican inaad cafiso adoon cid u sheegin.

Exit mobile version