Qiimaha wanaajinta deriska Sharxidda Axaadiista By Daruur On Mar 1, 2021 586 0 Deriska meel weyn ayuu ka joogaa diinta islaamka, qofka muslinka waxaa la faray inuu wanaajiyo deriskiisa, Alle subxaanahu watacaalaa wuu u naxariisanayaa qofka ku dhaqma diinta fariimaheeda. Qiimaha wanaajinta deriska Wuxuu yiri rasuulka (SCW): (مَنْ كَانَ يُؤْمِنُ بِاللَّهِ وَاليَوْمِ الآخِرِ فَلاَ يُؤْذِ جَارَهُ ، وَمَنْ كَانَ يُؤْمِنُ بِاللَّهِ وَاليَوْمِ الآخِرِ فَلْيُكْرِمْ ضَيْفَهُ ، وَمَنْ كَانَ يُؤْمِنُ بِاللَّهِ وَاليَوْمِ الآخِرِ فَلْيَقُلْ خَيْرًا أَوْ لِيَصْمُتْ) (Qofka rummaysan Ilaahay iyo maalinta aakhiro yuuna dhibin deriskiisa , qofka rummaysan Ilaahay iyo maalinta aakkhiro martidiisa ha karaameeyo, qofka rummaysan Ilaahay iyo maalinta aakhiro wanaag ha sheego ama ha iska ammuso). Akhlaaqda SuubanDiinta Islaamka 0 586 Share