Qatar Airways sida Muqdisho loogu soo dhoweeyay sawiro

Qatar Airways began a trip to Mogadishu, and how it was received by the Somali people

Qatar Airways sida Muqdisho loogu soo dhoweeyay sawiro

Qatar Airways sida Muqdisho loogu soo dhoweeyay sawiro
Qatar Airways sida Muqdisho loogu soo dhoweeyay sawiro

Qatar Airways  si weyn ayaa loogu soo dhoweeyay magaalada  Muqdisho.

waa markii ugu horreysay ay ka bilowdo duulimaad dalka soomaali .

Waxay cagaha soo dhigatay garoonka caalamiga ah ee adan adde.

Qatar waxay ka mid tahay diyaaraha ugu adeegga fiican dunida uguna qiima jaban.

Qiimaha tikidka Qatar aad  buu uga jaban yahay diyaaradaha badankooda la midka ah xagga aeegga.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More