Site icon Daruur درور

Qatar Airways oo Muqdisho shaqo ka bilowday

Qatar Airways oo Muqdisho shaqo ka bilowday

Shirkadda Diyaaradda ay leedahya dowladda Qatar ayaa maanta shaqo ka bilowday Garoonka caalamiga Adan Adde ee magaalada Muqdisho.

Taasoo dad badan ay ku farxeen inay soo bataan diyaaradaha caalamka laga leeyahay.

Xiriirka dowladda soomaaliya iyo midka dowladda Qatar oo aan ku saamoobin go’doonka la geliyay dalka Qatar oo ay galiyeen Sacuudiga iyo Imaaraadka.

soomaali oo  ku taalla meel aad istaraatiji u ah wuxuu tilmaamaya webka shaqada ku leh dayuuradaha siday u maraan dalalka waxaa la sheegayaa sida ka muuqata sawirka laga soo qaaday webkaas soomaali inay ka mid tahay meelaha aadka ay u maraan diyaaradaha caalamka. taas waxay keeni kartaa in lacag badan laga helo.

eeg lacagta laga heli karo

Sida uu muujinayo bogga Air Navigator oo lagala socdo macluumaadka dayuuradaha rakaabka ee isaga kala goosha dunida, hawada Soomaaliya xilligan 12-kii duhurnimo waxaa maraya 12

diyaaradaha rakaabka ah, badankoodu waa Emirates Airline, Qatar Airways, Ethiopian Airways, waxaase ku jira Air France iyo Air Isra’il.

Sida ku cad xogihii ugu dambeysay ee hay’adihii gacanta ku hayey ururinta dakhliga laga qaado diyaaradaha ka gudba hawada Soomaaliya halkii diyaarad waxaa laga qaadaa $ 270, xilligan aan qorayo warbixinran waxaa hawada Soomaaliya maraya 12 diyaaradood

12x$270= 3,240 waa hal saac oo kaliya oo kaliya.

Haddii la yiraahdo maalitii 24x $32,240= $77,760.

Haddii la yiraahdo bil haloo xisaabiyo waa 77,760 x30= $2,332,800.

Haddii sanad ama 12 bilood lagu dhufto waa 2,332,800 x 12= 27,993,600 (Labaatan iyo todobo milyan sagaal boqol sagaashan iyo sadex kun iyo lix boqol)

Xigasho: Mowliid Haji Abdi

Exit mobile version