Site icon Daruur درور

Qaran sida loo dumiyo

Ummad ama qaran haddii la rabo in la dumiyo seddex waxyaalood ayaa loo adeegsadaa.

Qoyska iyo waxbarashada iyo dadka lagu daydo
Qoyska hooyada ayaa sal u ah iyada ayaa laga dhigayaa mid aan rabin guriga oo rabto bannaanka sida raga oo kale inay shaqayso ama ay wareegto oo waabaha tiriso.

Qaran sida loo dumiyo
Qaran sida loo dumiyo

Waxbarashadana waxaa sal u ah macallinka isaga ayaa la dhigayaa midaan qiimo ku lahayn bulshada xitaa ardayda ma tixgalinayaa.

haddii macallinka hoos loo dhigo qof sida u eegayo ma jiro
dadka lagu daydo waa aqoonyahannada iyo culimada iyagana inta la duro oo la qiima tiro bulshada ayaaba ka cararayso warkoodana lama dhegeysanayo qof raacayana ma arkaysid .
marka haddii la waayo hooyo ilmaheeda tarbiyaynayso iyo macallin oo daacad ah oo fiican iyo culimo lagu daydo yaa ummadda hagaya

meesha ayay ku burburaysaa.
waa sida bulshada soomaali ku burburtay

Exit mobile version