Site icon Daruur درور

Qaran iyo qabiil maxay kala yihiin

Qabiil iyo qaran waa labo qeybood midkooda qalqal ku riday shacabka soomaaliyeed.

dil iyo dirir ayay isku hayaan.

marka qabiil waa qurunka soomaali kala fogeeyay waxa qaxar dusha ka jabiyay.

sumcadda soomaalida dhulka ayuu la galay.

Qaran iyo qabiil maxay kala yihiin
Qaran iyo qabiil maxay kala yihiin

reer hebel waa dullinmio soomalida waxaa ku filan diinta islaamka.

haddii ay yihiin dad fahansan dhabta waa inay diintooda raacaan.

qabyaalad waa qurun aan qiimo iyo qaayo lahayn.

waa qiyaano qallafsan oo qax iyo qaxar dadka u keenayso.

haddaad tahay abgaal ama habargidir ama ogeedeen ama majeerteen ama raxweyn ama jareer ama xawaadle sheekada aday kuu taalla waxaas oo dhan wax kuuma tarayaan.

keliya waxaa wax kuu taro cabsida Ilaahay.

Exit mobile version