Qalooca geedka ninka sababaha keeni kara

Su’aasha:

Hada Labo sano Ayaan Ka Joogaa Lakin Waxa iigu Daran Ayaa Ah Wax Nafaqo Ah Ma Heli Karo Malaga Yaabaa Inaan Qaab Dabeci Ah Uga Soo Kabto Mida Kale Xubinkayga Qalooc Ayuu Galay Miyuu Utoosayaa Qaab Dabeci Ah Anoona Wax Masaaj Samayn Jawaab Wacan Dr

Qalooca geedka ninka sababaha keeni kara
Qalooca geedka ninka sababaha keeni kara

Jawaabta:

Qalooca uma malaynayo siigada inay kuu keentay, qalooca dhalashada aan ahayn waxaa inta badan keento kastuumada ciriiriga ah oo aad ku hurdayso habeenkii, marka qofka dhalinyar uu yahay uusoo qaangaaro hadduu habeenkii ku seexanayo kastuumo ciriiri ah geedkiisa waxaa laga yaabaa hal dhinac inuu u bato qalooc yar ayaa soo galaya taas waxaa keenaysa kastuumada ciriiriga kugu ah, qofka hurdaya geedkiisa inuu kaco ayaa laga yaabaa muddo badan uu kacsanaado siiba xilliga salaadda subaxa kaddib markuu hurdada qofka ku laabto, taas saameys weyn ayay ku yeelanaysaa toosnaanta geedka ninka.

Marka wax dhib weyn ma laha qofka caadi ayuu noqonayaa muddo kaddib, iska ilaali habeenlii inaad ku huruddo kastuumo dhab ah.

Teeda kale sida looga soo kabsado siigada su’aasha tan ka horraysay ayaad ka akhrisan kartaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More