Site icon Daruur درور

Qaabka ugu sahlan caloosha lagu yareeyo

Qaabka ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo

Sida la og yahay baruurta caloosha si xun ayay u saameynaysaa caafimaadka qofka rag iyo dumarba.
waxay keenaysaa jirrooyinka halista ah sida wadnaha iyo halbowlaha iyo cadaadiska dhiigga sarreeya iyo sokorta xataa kansarka.
Qofka inuu yareeyo baruurta caloosha waxay baahan u tahay waqti dheer iyo dadaallo badan la xiriira qaabka cuntada loo cuno iyo cuntooyinka la cuno.

Qaabka ugu sahlan caloosha lagu yareeyo
Qaabka ugu sahlan caloosha lagu yareeyo

qudaarta ugu fiican oo lagu yareyn karo caloosha waa qajaarka oo la sheegay inuu aad uga hortago caloosha weyn.
marka qofka raba inuu caloosha yareeyo waxaa aad u fiican inuu badsado khayaarka ama qajaarka.
Sidoo kale qajaarka wuxuu ka nadiifiyaa jirka sunta cuntooyinka ka timaada wuxuuna wataa vitamin C iyo K iyo A.
sidoo kale qajaarka wuxuu socodsiiyaa caloosha wuxuuna adkeeyaa murqaha caloosha.

Qaabka ugu sahlan caloosha lagu yareeyo
Qaabka ugu sahlan caloosha lagu yareeyo
Qaabka ugu sahlan caloosha lagu yareeyo
Qaabka ugu sahlan caloosha lagu yareeyo
Qaabka ugu sahlan caloosha lagu yareeyo
Qaabka ugu sahlan caloosha lagu yareeyo

Qaab loo adeegsado oo natiijo fiican laga heli karo.

Waxaad keenaysaa xabbad qajaar waxaad ku shiidaysaa hal liin dhanaan iyo qaaddo sanjabiil iyo kusbara waad isku qasaysaa kaddib waad cabbaysaa.
runtii waxaad ka dareemi doontaa.

Suunka caloosha lagu yareeyo waxa uu taro

Kaniiniga ugu fiican oo caloosha lagu yareeyo

 

Belly fat is known to adversely affect the health of both men and women. it leads to serious diseases such as heart and artery and high blood pressure and diabetes and even cancer. A person to reduce belly fat requires a lot of time and efforts related to the way of eating and the foods to eat. The best vegetable to reduce the stomach is the cucumber, which is said to prevent the big stomach. when a person who wants to reduce the stomach, it is better to eat cucumbers or cucumbers. Cucumber also cleanses the body of toxins from foods and contains vitamin C and K and A. Cucumber also moves the stomach and tightens the abdominal muscles.

Exit mobile version