Qaabka barida dumarka loo yareeyo
Su’aasha:
scw naagta la qabo barida weyn leh maxay ku yareyn karaa talo ayaan idinkaga baahanahay waadna ku mahadsan tihiin wekan aadka u fiican iyo sida aad bulshada ugu adegaysaan thanks lots

Jawaabta:
Sida la og tahay dufinta jirka marka ay badato waxay keentaa cayil gaar ahaan dumarka la qabo ayaa ugu fudud inay dhaqsi ku cayilaan.
Dumarka qaar waxay ka cayilaan caloosha iyo xabadka, qaarna waxay ka cayilaan dabada iyo bowdada.
Dhakhaatiirka waxay sheegaan cayilka caloosha iyo xabadka inuu halis yahay, midka gadaal ama dabada inuusan sidaas ahayn.
Qaabka ugu fiican loo yareeyo badhida dumarka waa jimicsiga jirka, naagta waxaa laga rabaa inay badiso dhaqdhaqaaqa.
Dumarka nasashada badan oo maanta oo dhan fadhiya hilibka jirkooda wuu kordhaa.
Sidoo kale inay iska ilaaliso cuntada cayilka keento, waxaa jiro suun lagu xiro oo ka dhalaaliyo cadiinta ama dufinta.
Waasacnimada dabada xaaska ayaan ka shakiyay ila taliya
As is known, excess body fat leads to obesity, especially married women who are the easiest to gain weight quickly.
Some women gain weight in the stomach and chest, while others gain weight in the buttocks and thighs.
Doctors say that belly and chest fat is dangerous, but that of the back or buttocks is not.
The best way to reduce the buttocks of women is physical exercise, and women are required to increase their activity.
Women who sit all day long and have a lot of rest, their body fat increases.
Also, to avoid foods that cause obesity, there is a belt that can be worn to melt fat or fat.