Site icon Daruur درور

Photos of corn crops from farms in Afgoi beeraha Afgooye sawirro

Photos of corn crops from farms in Afgoi beeraha Afgooye sawirro

Maize pictures in Afgoi

Maize crop agriculture is basic in Somalia, especially in the Afgoye city

afgooye galleyda
Photos of corn crops from farms in Afgoi beeraha Afgooye sawirro

 

 

 

 

 

 

 

 

 

beeridda gallayda waxay ka mid tahay waxyaalaha ugu muhimsan soomaaliya, beeraha afgooye marka aad tagto waxaad arkaysaa arrimo aad ku farxayso, sawiradan ayaamaanta wax badan kaaga baxayo.

dalka soomaaliya waa hodon laakin wuxuu la’yahay dad ka faa’idaysan kara.

sawirada afgooye beeraha afgooye ila arag, dadka beeralleyda sidey u shaqaynayaanmaanta ila eega.

dad dega afgooye waxay caan ku yihiin beeraha , afgooye waxaa lagu beeraa badarka intiisa badan

sida galleyda , masigada, digirta, sidoo kale furudka sida mooska babaayga cambaha isbaandheeska, qumbaha,

 

afgooye beeraha afgooye cadde afgooye hantida taallo afgooye makiino afgooye shafaalka beeraha afgooye galleyda

marka waxaa laga rabaa dadka soomaaliyeed, iney aad ugu dadaalaan dhulkooda si ay uga faa’idaystaan khayrka Ilaahay ku mannaystay soomaaliya.

Exit mobile version