Laaluushka goormuu xalaal yahay in la bixiyo

Laaluushka goormuu xalaal yahay in la bixiyo

Laaluushka goormuu xalaal yahay in la bixiyo Su’aasha: Daruur.com aad baan idiin salaamay marka hore run ahaantii waxaan caadaystay si maalinle ah inaan su aalo idiinsoo waydiiyo waxaanan idiinka mahacdelinayaa sida aad jawaabaha wanaagsan ee climiga kudhisan aad noo siisaan. Webka asxaabtayda iigu dhaw waan wada gaadhsiiyay qaarkoodna way is diwaangaliyeen oo su aalaha way […]

Qof aan deyn ku lahaa ayaa si kedis ku dhintay sideen u cafiyaa

Qof aan deyn ku lahaa ayaa si kedis ku dhintay sideen u cafiyaa

Su’aasha: Asc sheekh qof ayaan dayn kulahaa qofkiina mawtalqafle ayuu kudhintay waxanan jeclaystay inaan kacafiyo qoyskiisa miyaan ogaysiinayaa mise caadi ayan ucafin karaa kaligay Jawaabta: Maadaama adiga kaliya aad tahay qofka deynta ku leh looma baahna inay ogaadaan dad kale, Ilaahay ayaa wax walba og isagaana kaa abaalmarinaya cafiska aad ka cafisay deynta. Haddii aad […]

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa Su’aasha: Caaga bonbilaha ah oo xubnaha taranka dumarka loo sameeyay (siilka caaga) hadan isticmaalo siigo miyaa mise sidokale caagas hadan biyo iska keeno danbi miyaa Jawaabta: Siigada waxaa lagu qeexaa inaad biyaha isaga keento ama aad ku raaxaysanto wax xalaal aan kuu ahayn sida gacantaada ama wax […]

Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto

Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto

Ajirka laga helo haddii aad qof muslin dhiig u shubto Su’aasha: Walaal ajri intee leeg ayaa kujira inaad qof dhiig ushubto? Jawaabta: Haddii dhiigga aad qofka u shubayso dhib uusan u keenaynin caafimaadkaaga waa wanaag iyo kaalmo aad u sameysay qofkaas, waagii hore ma jirin qof dhiigiisa u shubaya qof kale, haddii qofka dhiiga laga […]

Lacag maloo sarifi karaa qaab deyn ahaan iyadoo ah

Lacag maloo sarifi karaa qaab deyn ahaan iyadoo ah

Lacag maloo sarifi karaa qaab deyn ahaan iyadoo ah Su’aasha: Asc  Sheekh waxaan sarifay lacag waxan sarifay lacag qiimihiina waan ku heshiinay laakin anuu kama gudoomin ee wuxuu dhahay waan kasoo dabadiri arintaas ribo miyaa mise waa sax Jawaabta: Lacag marka la sarifayo waa in gacan ka gacan laysku guddoonsiiyaa, ama wax u dhigmo in […]

Tirada 18 maxay tahay marka aad filin daawan rabto

Tirada 18 maxay tahay marka aad filin daawan rabto

Tirada 18 maxay tahay marka aad filin daawan rabto Su’aasha: Haddii aad daawan rabto aflaamta xun xun maxay tirada  🔞 kuu tusaan markasta maxayse ka wadaan tiradaas ay kusoo qorayaan shaashadda? Jawaabta: Dalalka yurub iyo America iyo kuwa ku raacsan xagga qaanuunka, waxay u arkaan da’da qofka lagula xisaabtamayo hadduu dambi galo inay tahay sanadka […]

Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato

Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato

Fasirka riyada mas dhexgalaya qofka dharka uu wato Su’aasha: Waxaan ku riyooday mas dharka aan wato dhexgalaya , meel walba jirkayga ka mid ah maray, ka bacdina dad ayaa iga saaray maskii, riyadaas maxa lagu fisiri karaa ,idinkoo mahadsan bahda daruur media Jawaab waafi ah iga siiya. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qof cadow is qarinaya […]