Waxan Ku riyooday anigo hilib dooro karinaayo

Su’aasha: Asc gudoomiye ,, waxan Ku riyooday anigo la jogo aabahay guri waxa Irida xafada so istagay nin maskin an garanayo waxu yiri manta adan Ku imid wax I isii waxa markiba istagay aabahay markasu ninki siiyay bir yiri qado gado marka ana inan shiliman ugu daran rabay lakin aabe I iso firinayo ayan arkay […]
Riyada gabar an xiriir wadaag ahayn oo la guursanayo

Su’aasha: Asc, e salaaan kadib waxa rabay in la ii fasiro riyo aan ku riyooday kaaso ahaa Gabar u xiriir wadaag jeceel naga dhaxeyay mudo 5 sano ah, kadib ba waxaa dhacday inaa is qilaafnay o aniga aad u carooday kadib ba habeenkii waxaan ku riyooday isla ayadii o la guursanayo iyo aniga o isku […]
Qofka imaamka haduu salaada faaruqo mala sii wadan karaa mise waa ku celis

Su’aasha: Sxb waku salamay waxaan ku weydiina qofka imaamka ee salaada tujinaya haduu salaada faaruqo ama uu ka baxo jameecada salaadoosa ma sii wadan karaan mise waa faaruqayaan ansax se ma tahay hadii la sii wato salaada Jawaabta: Imaamka salaadda maka faaruqi karo iyadoon jirin arrin daruuri ah, taas Ilaahay ayaa reebay wuxuu yiri Alle: […]
Riyada qof dhintay oo qof nool dhunkanaya

Su’aasha: Sxb maamada i dhashay ayaa riyo ku aragtay wiil xanuunsanaa oo daris aan ahaan jirnay oo mar hore dhintay marka waxay iishegtay in riyada ay ku dhex aragtay wiilkii oo dhar gabdheed ku labisan hadana iyada shuminaayo markii dambana wuxuu ku dhahay kambaala ayaa noo balan ah marka riyadaas ishaara nuucee ayay tilmaameysaa maxaase […]
Sida ugu fudud timaha dabada loogu xiiro kareemka Hair removal cream

Sida ugu fudud timaha dabada loogu xiiro kareemka Hair removal cream Su’aasha: Asc markaan xiiri rabo timaha hoos iigaga baxa( shuunka) waxaa dhib igu ah kuwa gadaal yacnii kuwa futada kasoo baxa oo dhib igu yihiin inaan xiiro, sideen ku xiiri karaa ma jirtaa farsamo lagu xiiri karo ? Jawaabta: Timaha gumaarka kasoo baxo oo […]
Sixirka iyo isha iyo jinka farqiga u dhexeeya

Sixirka iyo isha iyo jinka farqiga u dhexeeya Waxaa jira sixir iyo il iyo jin, waxaana u dhexeeya farqi weyn dhamaantooda, waxaan uga hadlaynaa mid kasta si kooban Sixirka waa wax jiro oo ku soo arooray Quraanka kariimka, dadka sixirka sameeyo waxay adeegsadaan shayaadiinta si ay u gaaraan dantooda, sixirka intiisa badan wuxuu ku dhisan […]
Riyada maska jaalaha ah aan dilayo

Riyada maska jaalaha ah aan dilayo Riyada: Waxan ku riyooday anoo masaajidka joogo qeybtiisa weeso qaadka anoo wesaqadanaya waxaan arkay mas weyn oo midabkoosa jaalo iyo cadan wana mas dheer diibka ka qawana kdb 3 mar aa ileygeyga micida ah ku qawana oo waa dila kadib waxan ku tura mesha biyaha wesaqadka marayen ana waa […]
