Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa

Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa Su’aasha: scw bahda daruur waad ku mahadsan tihin webkan qiimaha badan waxaan rabaa inaad iiga soo jawaabtan su’aasha ah saliida la yiraahdo sage oil timaha miyay madoobeysaa daawada timahalagu madoobeeyo iyo iyada maxay isdhaamaan? Jawaabta: Saliida sage oil ( زيت الميرمية ) marka qofka madaxa mar kaste […]
Dhabar xanuunka maxaa keeno maxaasena lagu daaweeyaa

Dhabar xanuunka maxaa keeno maxaasena lagu daaweeyaa Dhabar xanuunka ألم الظهر qofka dareemo waa xanuun dadka inta badan ay dareemaan qofka sabab gaar ah ayaa u keena, hadaba halkan waxaan kuugu soo bandhigaynaa sababaha keena dhabarxanuunka oo kooban: 1- Qofka inuu u seexdo qaab qaldan, siiba qofka marka uu daalan yahay ama uu dhafarsan yahay […]
Riyada anagoo safar u diyaar garoobayna gaariga oo shil galay

Su’aasha: Asc wll waxaan ku riyooday anagoo safar u diyaar garoobayna in gadhigayagi noo soo socday uu shil galay. Marka maxa lagu fasili karaa riyadaas Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in arrimo ay kaa xayirmi doonaan ama wax aad sugaysay uu dib kaaga dhici doono, inshaa Allaah shil dhab ah inta badan ma aha haddii Alle […]
Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa

Daawada kawaabyada biyaha daahiso ninka dhib ma u keentaa Su’aasha: sc walaal daruur qofka biyaha 2 daqiiqo aan hayn karin haduu adeegsado daawada kawaabyada buufiska dhib miyay u keenaysaa ilaa goorma ay jirkiisa ku jiraysaa haduu isku buufiyo marka uu naagtisa u galmoonayo, mida kale dhib ma leeyahay hadii qofka biyabaxa degdega u adeegsado daawadaas […]
Sheeko qiimo badan Qasaaraha u baddel Faa’iido

Sheeko qiimo badan Qasaaraha u baddel Faa’iido Oscar waa Nin jarmal ah wuxu qabay hal dhib taasoo ahayd lacag jacayl, wuxu ahaa Nin aad u lacag jecel. Asxaabtiisa markuu la fadhiyo wuxuu dhihi jiray waxaan rabaa inaan wax sameeyo, inaan wax yeesho, inaan hanti badan helo iwm. Asxaabtiisuna way ku qosli jireen waayo wuxu ahaa […]
Riyada cunug dhashay kadib geeriyooday

Riyada cunug dhashay kadib geeriyooday Su’aasha: Asc wallo waxan xalay ku riyooday xaaskeyga oo dhashay kadib uu cunuga geeriyooday marka maxaa lagu fasir kara madama hadda uur leedahay 9 bilood ay tahay. Bal ii fasiir fadlan si deg deg ah Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhibaato kula soo gudboonaanayso inshaa Allaah dhibaatadaas isla markii way dhamaanaysaa, […]
Alaab la iibiyay oo lacagteeda soo daahday ribo miyaa

Su’aasha: Asc waxaan ibiyay alaab lkn lacagtii aya laydhahay aan kusoo qaado balse lacagtii ayaa laygala raagay amaahna maysoo galin meesha tasi ribo manoqon kartaa Jawaabta: Alaab aad iibisay oo lacagteeda kaa soo daahday ribo ma noqon karto, qof alaab deyn waad ku siin kartaa waxna waad amaahin kartaa waqti ayaad ku heshiinaysaan, ribada waa […]
