Macnaha xadiiska (qofkii saf xiriiriyo Alle ayaa xiriirinaya)

Macnaha xadiiska (qofkii saf xiriiriyo Alle ayaa xiriirinaya) Su’aasha: Walaal sidaan rajaynayo inaad ogtahay waxaa jira xadiith rasuulka lagasoo wariyay oo uu rasuulku kusheegay “qofkii saf xidhiidhiya allah ha xidhiidhiyo qofkii saf gooyana allah ha gooyo” xidhiidhintaa iyo goyntaas allah uu adoonka xidhiidhinayo ama goynayaa maxay noqon kartaa (fasirka) F:G. Xadiisku wuxu kusaabsanyahay safafka salaadda […]
Culeyska qaarka dambe qaliinka dhalmada kadib

Culeyska qaarka dambe qaliinka dhalmada kadib Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxaan ahay umul qalitaan ayaana laygu sameeyay waxan joogaa 23 bari waxaan dareemayaa culays qarka danbe iga saar ood moodo shamiito ama wax aad u culus in ay isaarantahay wlll maxa keeni kara culayskaa in aan dhaco ayaan mararka qaar ka baqi fadhiga habeenki […]
Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa

Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa Su’aasha: Asc Caajiska ruuxa usan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa maxa keeno sidee looga baaxa mahadsanid Jawaabta: Wahsiga ama caajiska sababo badan ayaa keeni kara waxaana ugu muhimsan kuwa jirka la xiriira, waxaa ka mid ah vitamino qaar inay jirkaaga ka maqan yihiin […]
Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno

Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno Su’aasha: Asc wll markasto oon cibaadada aan badiyo waswaska ayan igubadan tusaale hadi aalada kuqushuc is irahdha ama Qur’aan akhriskisa bidi ama xuska Alle badi Marki aan yareeyo cibaadada waswaska wuiga yaraada Sababto maxay tahay hadi aan cibaadada kusi dadaalo oon ku adkeysto malaga yaaba inu waswaska igaharo […]
Webka ugu fiican oo xisaabta math-ka lagu xallin karo

Webka ugu fiican oo xisaabta math-ka lagu xallin karo Su’aasha: Ma garanaysaan walaalayaal wabsite aan xisaab kaga shaqeeyo Si aan u hubiyo inay sax tahay iyo inay khalad tahay mahadsanidinn Jawaabta: Waxaan filayaa webkan inuu arrintaas kaa caawin karo waa website xisaabta kaliya loogu talagalay xisaabta math https://www.mathway.com/ Wuxuu leeyahay database aad u ballaaran […]
Juuj iyo wa Maajuuj labo qoom miyaa

Juuj iyo wa Maajuuj labo qoom miyaa Su’aasha: Juuj iyo wa ma juuj ma laba qoombaa mise waa hal qoom. Jawaabta: Juuj iyo Maajuuj waa dad ka soo jeeda Yaafth bin Nuux nabi Nuux (CS) wiilkiisa waa labo ummad oo ku nool adduunka, waxaa lagu xiray meel aysan kasoo bixi karin sida quraanka sheegay, waayo […]
Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka Su’aasha: scw walaal waxaan isku arkaan kulyl daran jirka oo dhan waa i kululaanaa qandhana ma i hayso maxaa keeno kulaylka jirka mala dhihi karaa cudur qarsoon ayaa jira fadlan jawaab wacan Jawaabta: Jirka sababo badan ayaa kulayl u keena qaar waa cudur qaarna waa sababo […]
