Riyada anoo layga reebayo inaan ka baxo magaalada

Riyada: Asc wll fasirka riyada ano magaalo yar jooga oo qoladi magalada maamuleysay ii diiday in aan magalada ka baxo kadib nin askari ah ii yimid oo ikaxeyay ayaan hurdada ka kacay anoo (oyaya) ilmaynaya Fasirka: Waxay tilmaamaysaa riyadan in arrimo ay kaa xayirmayaan oo aad fulin rabtay way kugu adkaan doonaan laakin marka ugu […]
Fasirka riyada anoo hurda oo agtayda laba mas oo yar yar oo madoow ag marayaan

Riyada: Asc wll waxaan u bahana fasirka riyada anoo hurda oo agtayda laba mas oo yar yar oo madoow ag marayaan. Fasirka: Waxay tilaamayaan dad cadow ah oo raba inay ku gaadaan oo ay wax kugu sameeyaan adoon ka war haynin, waana cadow liita oo aan tabar kuu haynin, marka iska ilaali dadka aad la […]
Nin rag anoo duraayo haddaan barida ka taabto weysada ma iga jabaysaa

Nin rag anoo duraayo haddaan barida ka taabto weysada ma iga jabaysaa Su’aasha: Walaal hadii aan qof injection siiyo gaar ahaan qof rag ah oo farahaygu gaadhaan qayb jidhkiisa(badhida) kamid ah waysadaydii ma jabtay? Jawaabta: Weysada kaama jabayso qofka markaad dureyso hadday gacantaada gaarto barida, kaliya waxay kaa jabaysaa marka aad ka taabato xubnaha xasaasiga […]
Nin iyo naag isla dhashay ayagoon is aqoon hadey guur wadaagaan

Su’aasha: Waxaan ku weydiinaa hadii laba walaalo ah is guursadan ayagoon iska war heynin ilmana iska dhalaan shareecadu maxay ka qabtaa guurkooda ma sii wadan karaan ilmaha ay iska dhalaana xalaal mala dhihi karaa Jawaabta: Waa xaaraan guurka walaasha taasna laykma khilaafsana, laakin hadday si qalad ku dhaco oo la ogaado waa la kala furaa […]
Nin iyo gabadhiisa dugsiga sare isla dhameeyay

Ninkan oo u dhashay dalka Falastiin oo ku nool magaalada Gaza ayaa ku baasay imtaxaankii ugu dambeeyay ee shahaadada dugsiga sare waxaa lagu magacaabaa Yuusuf Alkhaalidi wuxuuna helay %66. Isla gabadhiisa ayaa la dhiganaysay dugsiga sare oo lagu magacaabo Liina Alkhaalidi iyaduna waxay heshay 92% Marka waxbarashada waqti kuma eka ilaa aad ka dhimanayso waxbarashada […]
Ereyo English oo ku dhamaada USE si sahlan aad ku qaban karto

Ereyo English oo ku dhamaada USE si sahlan aad ku qaban karto Sida dhowr jeer aan soo sheegnay marka luuqad la baranayo waxaa la raacaa qaababka ugu sahlan ereyada lagu xifdin karo, marka ereyada uu ka dhexeeyo dhexeeye oo aad kusoo xusuusan karto si sahlan ayaad ku xifdin kartaa, barasahada afka ingiriiska qaabkan haddii loo […]
Ereyo English dhexeeyaha “win” kuu sahlaya inaad xifdiso

Ereyo English dhexeeyaha “win” kuu sahlaya inaad xifdiso Mararka qaar aad rabto inaad ereyo barato waxaad kusoo xusuusan kartaa dhexeeye iyaga ka dhexeeyo, marka dhexeeyahaas aad ku xifdiso si sahlan ayaad usoo xusuusan kartaa kalmadahakale oo dhxeeyahaas uu ku jiro. Ereyo English oo uu ku jiro dhexeeye isu keenaya, dhexeeyahaas waa ereyga “WIN“, sida jadwalkan […]
